Xorriyadda Weriye C/maalik Coldoon oo Maalintii Labaad Maqan…

Filed under: BULSHADA,SAXAAFADA |
Number of View: 3633

Waxaa xabsiga Magaalada Burco Maalintii Labaad kujira Weriye C/maalik Muuse Coldoon oo ah Weriye u dhaq dhaqaaqa dadka dhiban ee ku nool Gobolada uu Maamulka Somaliland ka taliyo.

Weriyaha ayaa waxaa xabsiga u taxaabay ciidamada Booliiska Magaalada Burco xilli uu howl maalmeedkiisii suxufinimo kugudajiray waxaana booliisku ay xidheen Weriyaha iyo Sawirqaadihiisii oo xilligaasi kusugnaa Xaafiiskooda Shaqada.

Suxufiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Kusugan Soomaaliya ayaa codsaday in si shuruud la’aan ah lagusiidaayo Suxufiga oo sanadihii ugu danbeeyay wax wayn u taray dadka danyarta ah ee ku dhibaateysan Soomaaliya.

Cabdimalikcoldoon

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>