Weriye Maxamed Ibraahim Macalimow oo Ka mid ahaa Dadkii Ku dhaawacmay Weerarkii Maanta

Filed under: BULSHADA,SAXAAFADA |
Number of View: 5641

Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu oo kamid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed horayna uga soo shaqeeyay BBC laanteeda Afka soomaaliga ayaa lagu soo waramayaa in uu kamid ahaa dadkii Maanta kudhaawacmat weerarkii ka dhacay Maqaayad laga cuno cuntooyinka badda oo kutaala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Weriye Macalimow ayaa waxaa dhaawacyo ay kasoogaareen Madaxa iyo Xabadka waxaana lagudabiibayaa Cusbitaalka Madiina ee Magaaalda Muqdisho.

macalimow

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>