Weriye Cabdullahi Muuse Kalgacal oo Soo qaaday Hees Facebook-ga Kusaabsan.Dhageyso

Filed under: BULSHADA,FANAKA,SAXAAFADA |
Number of View: 8661

Weriye Cabdullahi Muuse Kalgacal oo dad badan ay ku barteen dhinaca Saxaafadda ayaa hadda u muuqda in uu u sii xuubsiibanaayo dhinaca fanka oo awalba Saxaafadda u wehelisay.

Kalgacal oo heesaha qora , laxameeya, codkiisana ku qaada ayaa dhawaan wuxuu soosaaray hee halkudhigeeda layiraah Facebook oo ereyada heeska uu isagu sameeyay balse ay kula luuqeyso fannaanada Xaawo Cabdi Xasan Dheeman waxna muusiga  saaray Muusigiistaha caanka ah  Subxaanyo ..

weriye-kalgacal

Halkaan Ka dhageyso Heesta hadaad ka heshana Share ka dheh meesha hoose si aqsxaabta kale u sii maqlaan ..

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>