Wasiirka War-faafinta Puntland oo Suxufiyiinta Dil ugu hanjabay-COD

Filed under: SAXAAFADA |
Number of View: 1565

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade oo Qoraal uu suxufiyiinta uga mamnuucayo in ay wareeystaan Kooxaha diimaha ku dagaalama iyo Burcad badeeda xaafiiskiisa Maanta ka soo saaray ayaa wareeysi lala yeeshay ugu hanjabay  Suxufiyiinta Puntland .

Wasiirka hadalkiisa oo ahaa mid aad looga naxo ayaa suxufiyiinta ugu hanjabay in xabad iyo dil uu la tiigsanayo hadaba halkaan hoose ka dhageyso codka wasiirka.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>