GOOGLEplus20

Wariye Jamiila Garuun Maxay katiri in hees loosameeyay? DHageyso

Filed under: SAXAAFADA |
Number of View: 15816

Dhawaan ayeey ahayd Markii aan Website-ka Wariyaha.com kusoodaabacnay in abwaan Soomaaliyeed Jeclaaday Wariye Jamiila Xasan Garuun oo kamid ah wariyayaasha TV-ga universal . Waxaan indiin Soogudbinay Heestaasi oo Magaceeda La jiraahdo Jamiila .
Hadaba Wariyaha.com ayaa si uu wax uga ogaado waxa ka jira in heestaasi Jamiila loosameeyay iyada wuxuu la xidhiidhay Jamiila oo Joogta London waxaana jawaabtii ay arintaasi kabixisay ay ahayd sidaan hoos kadhageyso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Halkaan kadaawo HEESTA JAMIILA.

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

wariyaha-award