Wariye Axmed Qaliif Geedi Oo Loo Magacaabay Agaasimaha Hobyo radio.

Filed under: BULSHADA,SAXAAFADA |
Number of View: 1589
Weriye Axmed Khaliif

Weriye Axmed Khaliif

Agaasimaha Cusub ee Radio Hobyo Axmed qaliif Geedi ayaa waxa uu horay uga soo shaqeeyay Idaacadaha Codkamudug Iyo Radiogalmudug Isagoo xilal
kala duwan Ka soo qabtay.Waqtiyadaasi.

Agaasimaha Cusub ee Radio Hobyo Axmed qaliif geedi ayaa waxa uu sirasmi ah xilka ugala wareegay Agaasimihii hore ee radio hobyo Cali
Maalin Nuur oo mudo soo hayay xilkaas.

WARBAAHINADII UU KA SOO SHAQEEYAY

Wariye Axmed khaliif Geedi ayaa waxa uu kamid yahay Suxufiyiintii Ugu horaysay ee shaqada saxaafada ka bilaabay idaacada codka mudug
sanadkii 2006 waxaana bilowgii sanadkii 2007 uu ka shaqa bilaabay idaacadii Hornafrik oo uu wakiil wareed uga ahaa Gobolka mudug ,2009
Axmed Qaliif Wuxuu Wakiil Wareed U ahaa Idaacada Horseedmedia.2010kii wuxuu Noqday Wakiilka Gobalkamudug Ee TV.ga Somali Chnnel,Isagoo Hada
ka mid ah Shaqaalaha Idaacada Kulmiye,,Waxaana Wariye Axmed Qaliif Geedi Lagu Xasuusta in uu Ka mid yahay Suxufiyiinta Ugu fir fircoon
Dhanka Mihnada Warbaahinta.Waxaana La Filayaa In Uu Wax Ku soo Kodhiyo Tayada Shaqo Ee Idaacada Hobyo Oo Mudo Kooban Hawada ka Maqnayd.

Axmed Qaliif Ayaa Ka mid Ah Wariyayaasha ugu Magaca Dheer Warbaahinta Soomaalida Wuxuuna Milkiilaha Idaacada Radiohobyo Docminti Rasmi ah
Ugu Magacaabay Xilka Agaasinimo Ee Hobyoradio Xiligan.

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>