Talafishinka Africa TV 4 oo Barnaamijyadiisa mid kamid ah ku wareystay Weriyayaal Soomaaliyeed.DAWO

Filed under: BARO SAXAAFADA,BULSHADA,NOLOSHA SAXAFIGA,SAXAAFADA |
Number of View: 1713

TVga Africa TV 4 qeeybtiisa Afka Soomaaliga ayaa su’aalo muhiim ah dhex dhigay qaar ka mid ah weriyayaasha Soomaaliyeed waxaana barnaamijkaasi hal kudhigiisu ahaa Kaalinta Awrbaahintu kaga jirto hagidda Bulshada.

Barnaamijka oo ay ka qeyb galeen weriyayaal ku sugan gudaha soomaaliya iyo dibadaha ayaa waxaa daadihinayay Weriye Abdikamil Yusuf Mohamud oo ka tirsan weiyaasha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Suudaan.

Halkaan hoose ka daawo barnaamijka oo dhameystiran.

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.