Suxufiyiinta Galmudug oo Doortay Hogaan . Warbixin iyo Sawiro

Filed under: BARO SAXAAFADA,SAXAAFADA |
Number of View: 2625

Xaflad balaaran oo ay isugu yimaadeen Suxufiyiinta Galmudug ee ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta oo Jimco ah ka dhacday Magaaladaasi waxaana halkaasi lagu doortay urur  cusub oo ay kumideysanyihiin Suxufiyiintaasi.

Qabanqaabada ururkaani oo socotay muddo lix bilood ah ayaa ugu danbeeyntii Maanta oo Jimco ah waxaa doorashadii Hogaanka ee Ururku ka dhacday Hool kuyaala Magaalada Galkacyo waxaana doorashadaasi ku tartamayay Suxufiyiinta kala ah :-

1- Liibaan Caajib Xaaji

2- Burhaan Cabdullaahi Xaashi

Waxaana markii doorashu dhamaatay noqday Hogaanka Ururkaani Suxufiga Burhaan Cabdullahi Xaashi  oo helay Cod dhan 16 cod halka Liibaan oo latartamayay Helay 6 cod oo kali ah .

Halka doorashu ka dhacday waxaa goob joog ka ahaa Xubno ka socday Ururada bulshada, dhalinyaro iyo Culumaa’owdiin waxaana barnaamijkaasi ku soo gabagaboobay sidii loogu talagalay .

W/Q:Xasan Cabdi Raxmaan Aaden (Fanatstic)

 

Sawirada

13090085_933025260128638_1626762257_n 13090497_933025270128637_457164592_n 13101249_933025266795304_833855259_n13090497_933025270128637_457164592_n

 

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>