Sidee La isaga Joojiyaa Waxyaabaha Xun ee Facebook-gaaga Lagusoo taag-gareeyo..DAAWO

Filed under: BARO SAXAAFADA,SAXAAFADA |
Number of View: 8501

facebooktag

Waa Hubaal in dadbadan ay dhib kuqabaan Timeline-ka Facebook-gooda oo waxyaabo xun lagu sootag gareeyo balse aysan waxba ka qabankarin, haddaba Muuqaalkaan wuxuu Wariye Maxamed Cabdullahi Siidii Ku sharaxayaa sidaad isaga joojinkarto Tagga ..daawo Muuqaalka daibna sidaa samee Tag-danbe arkimeysid …

Fadlan hadaad ka hesho Warbixintaan Sii share garee si asxaabta kale ee dhibaatadan qaba ay uga sii faa’iideystaan Mahadsanid

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

One Response to Sidee La isaga Joojiyaa Waxyaabaha Xun ee Facebook-gaaga Lagusoo taag-gareeyo..DAAWO

  1. asc wrx wbr…waxaan halkan ugu mahadcelinayaa akhyaaerta web-kan sida ay mar walba ugu taaganyihiin inay macluumaad badan ugu deeqaan dhalinta soomaaliyeed.. waxaan aminsanahay in laga faa,ideystay waxyaabaha qiimaha badan ee ay soo dhigaan…. ilaahey kheyr haka abaal mariyo…
    waxaan rabaa oo aan codsanaa in xal leyga siiyo dhibaato maalmahan ila soo gudboonaaday oo dhanka facebook ah, waxayna tahay markaan cinwaankeyga galo ee facebook iima soo muuqaneyso fallaarta yar ee option-ka u taagan taasoo lau manage gareeo in log out ama setting aad doorato iyo wixii lamid ah… marka ugu horeeya aan furo facebook waan arkaa ilbiriqsi kadib waan waayaa … arintaas waxay keentay inaan maamulan waayo facebook-keyga… talo iyo tusaale idinka ayaan idinka sugayaa MAHADSANIDIIN.

    abdalla abdihakiim abdalla
    February 9, 2015 at 5:18 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>