NOLOSHA SAXAFIGA…Weriye Xasan Sh. Cumar oo ka waramaya noloshiisa.dhageyso

Filed under: BULSHADA,NOLOSHA SAXAFIGA,SAXAAFADA |
Number of View: 7905

hBarnaamijka nolasha saxafiga toddobaadkan waxaa marti ku ah Wariye Hassan sheikh omar oo kamid ah saxafiyiinta ka howlgala gudaha dalka kenya gaar.ahaan magaalada caasimada ee nairobi,waxa uuna ka howlgala Horn Cable Tv xaruntiisa nairobi.

Wariye Hassan sheikh omar waxa uu Wariyaha.com uga warbixinaya Taariikhdiisa saxafaadeed iyo marxaladaha uu kasoo soo maray warbaahinta waxaana waraysigaan qaaday wariye baashi cumar ismaaciil .

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Barnaamijka NOLOSHA SAXAFIGA waa barnaamij aan ugu tala galnay in xaaladaha weriyayaashu ku shaqeeyaan lagula socdo sidaa darteed waa uu u furanyahay Weriye kasta in meesha uu joogo uu ka soosameeyo kadibna Noosoodiro inaguna aan sii gudbino.

Wareeyso weriyaha kuu dhaw kadibna barnaamijka oo furitaan iyo xiritaan leh noogu soodir emailka ah wariyaha.com@gmail.com

Ha ilaawin Magacaaga

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>