Muxuu Salka kuhayaa Isqabqabsiga Madaxda Ururada Saxaafadda Soomaalida….DAAWO Weriye Si kooban uga hadlaya Arintaas.

Filed under: AQOONTA,SAXAAFADA |
Number of View: 2609

Weriye C/kaamil Yuusuf Maxamuud oo kamid ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Wax barashada u jooga Dalka Suudaan ayaa isaga oo ka qeybgalayay Barnaamij TOOS ah oo kabaxa TVga AFRICA TV ee Suudaan wuxuu ka hadlay Khilaafka kadhexjira Madaxda Ururada Saxaafadda Soomaalida.

Halkaan hoose kadaawo Muuqaalkii TV-ga kabaxay qeeyb kamid ah…

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>