Mujaajiliiste Ilkacase oo Muqdisho Ku geeriyooday.

Filed under: FANAKA,SAXAAFADA |
Number of View: 6281

Mujaajiliistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud oo looyaqaanay ILKACASE ayaa goor siihoreysay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Alla ha u naxariiste Ilkacase oo aysan jirin wax caafimaad daro ah oo uu mudooyinkiidanbe ka sheeganayay ayaa  duhurnimadii Jimcaha meydkiisa  laga helay Gurigiisa Magaalada Muqdisho.

Ilkacase oo ahaa Mujaajiliiste siwayn looga yaqaanay Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu wax ka jilay Sheekooyin aad u farabvadan oo dhamaantood ahaayeen kuwo qosol iyo madadaalo ahaa.

Horay waxaa siyaabo kala duwan Magaalada Muqdisho ugu geeriyooday Mujaajiliistayaal ay marwalba sheekooyinka isla sameyn jireen oo ay kamid ahaayeen.

Marshaale, Cali Hiiraan, Awkuuke, Jeeyte, iyo Rag gale oo dhamaantood sameeyay sheekooyin ay ummadda Soomaaliyeed waligood ku xasuusandoonaan.

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>