Maamulka iyo Howl wadeenada Wariyaha.com oo Habalyo Aroos Udiraya Weriye C/casiis Afrika iyo Caasha Maxamed oo arooskoodu ka dhacay Muqdisho

Filed under: BULSHADA,GUURSO,SAXAAFADA |
Number of View: 4985

HambalyoafrikaDhamaan Maamulka iyo Howl wadeenada Shabakada Wariyaha.com ayaa Hambalyo Aroos u diraya Weriye C/casiis Maxamu’d Guuleed Afrika iyo Marwadiisa Caasho Maxamed Aadan oo arooskoodu maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale Tahniyad taa lamid ah Baraha Xiriirka Bulshada kusoo gudbiyay Dhamaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Jooga dal iyo Dibad waxaayna labada lamaane ugu hambalyeeeyeen Nolosha cusub ee u bilaabatay waxaayna u rajeeyeen Wiil iyo gabdh inshalaah.

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>