Maxaa Ka run ah in Weriye Ibraahim Maxamed Xuseen (Jeekeey) uu Xiranyahay? Dhageyso Wareysiga

Filed under: BULSHADA,SAXAAFADA |
Number of View: 27073

Weriye Ibraahim Maxamed Xuseen (braahim Jeekeey) oo markii ugu danbeeysay ahaa Agaasimaha Xaafiiska Universal ee Muqdisho ayaa Wariyaha.com u sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in uu ku xiranyahay Dalka Shiinaha.

Ibraahim Jeekey oo hadda ku nool Jaziirada Hong Kong ee Dalka Shiinaha ayaa waxaa uu sidoo kala kaga hadlay wareysiga uu siiyay Wariyaha.com in uusan xirnayn uuna waxbarto Jaziiradaasi.

Weriye Shaafi Axmed Daahir oo Ibraahim Jeekey kula kulmay guriga uu ka daganyahay Hong Kong ayaa kala sheekeystay Xaaladiisa iyo arimo laxiriira Xaaladda Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Ibraahim-jeekeey

WAREEYSIGA HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.