IFIYE RADIO oo iminka si Toos ah Looga dhageysankaro IPHONE-ka

Filed under: BULSHADA,FANAKA,TUSMO |
Number of View: 5033

Idaacadda IFIYE RADIO oo ah Idaacad Internet-ka ku gudubta lagana dhageysto Mareegaha Internetka ayaa waxaa iminka si toos ah looga dhageysankaraa Taleefoonada shirkadda Iphone nooc kasta oo ay yihiin sida Iphone 4 5 6 7 IWM iyadoo horay looga dhagyesanjiray Itunes-ka .

In kabadan 100 ruux ayaa laba maalin gudohood kula degay App-ka IFIYE RADIO ee ku jira APP STORE-ka halka ay horay inka badan 2000 oo ruux ay u isticmaali jireen Itunes-ka …

Haddaba Maantaba Tijaabi oo la deg App-ka IFIYE RADIO.

IFIYE RADIO oo imanka Jirta Muddo 6 bilood ah waxaa dhagyesta Soomaali Joogta Adduunyada dacaladeeda lana socda barnaamijyada isugu jira LIVE-ka iyo Kuwa lasii duubay oo Todobaad kasta kabaxa Raadiyaha IFIYE.

Sidoo kale IFIYE RADIO App kiisa waxaad ka heli kartaa Samsung sida Galaxy noocyadiisa kala duwan adigoo ku qoraya IFIYE RADIO qeeybta Play Store-ka..

In kabadan 20 Website oo caalami ah lagana dhageysto Idaacadaha Aduunka ee INternet-ka kushaqeeya ayaad sidoo kale ka heli kartaa IFIYE RADIO…

Wixii intaas dheer Booqo Page-ka IFIYE www.ifiyeradio.com

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.