Hees Waddani ah oo uu Sameeyay Faarax Beereey oo Soobaxday.Dhageyso

Filed under: FANAKA,SAXAAFADA |
Number of View: 4625

Heestaan oo lagu magacaabo SUMMADIYO AFKEENNA ayaa waxaa ereydeeda Sameeyay Weriye Farax Rooble (Faarax Beereey) oo horay uga tirsanaan jiray Kooxdii IFTIIN ee Wasaaraddii Waxbarashada haddana kunool Dalka Ingiriiska. Heesta waxaa ku luuqeyneysa Fanaanada Maryan Sheekh Nuur (Maryan Ruun)…

Halkaan hoose kadhagyeso Heesta …

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

2 Responses to Hees Waddani ah oo uu Sameeyay Faarax Beereey oo Soobaxday.Dhageyso

  1. Waa hees ximbarsan dardaar wadanimo.

    Mr Ali Mahmoud
    June 3, 2015 at 9:49 am
    Reply

  2. asc shaqaalaha websitkan waxa kacodsanaya waxa u baahanahay inaan kamid noqdo
    webkaan waxan u baahanahy wayga ugu fudud oo aan uga mid noqan karo inaad igu caawisaan. mahadsanidiin. jaalayaal

    Siidow maxamed ibrahim
    June 21, 2015 at 5:49 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>