Habeenkii Filimkii Mirir Jaceyl iyo Oslo….DAAWO

Filed under: BULSHADA,FANAKA |
Number of View: 10365

Magaalada Oslo ee Norway ayaa habeenka Sabtida ah ee Soosocota waxaa lagu soo bandhigidoonaa Filimkii Mirir Jaceyl oo ay Jilayaan Shaqsiyaad isugu Jira Fannaaniin iyo Weriyayaal Caan ah.

Filimkaan oo uu soosaare iyo qaabeeyaba kayahay Suxufiga Cali Aar ayaa horay loogu soo daawaday meelo kamid ah qaarada yurub waxaana sidoo kale lagu soo bandhigidoonaa meelo kale oo aduunka kamid ah sida Cali Aar uu U sheegay Website-ka Wariyaha.com.
mirirjaceyl1

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

One Response to Habeenkii Filimkii Mirir Jaceyl iyo Oslo….DAAWO

  1. kk filinkaan caadi ma ahan

    fartun abdi
    December 22, 2014 at 6:26 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>