Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ee Kuxirnaa Hargeeysa oo Maxkamada ka soomuuqandoona.

Filed under: FANAKA |
Number of View: 5245

Maalin kahor ayeey ahayd markii Gigida diyaaradaha ee Cigaal laga qabtay Afar Fanaan oo katirsan Kooxda Caanka ah ee Xidigaha Geeska kadib markii ay kasoolaabteen Magalaada Muqdisho oo ay bandhigfaneed kuqabteen Habeenkii Ciida.

Fanaaninta xiran oo kala ah Nimcaan Hilaac,Maxamed CIRO,Cabdiraxmaan Oday iyo Xamda Queen ayaa waxaa xadhigooda canbaareeyay Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha geeska Xasan Dhuxul Laa-saalax oo Hargeysa Jooga wuxuuna ka codsaday Maamulka Somaliland in ay soobandhigaan danbiga lagu heysto Fanaaniinta.

Xasan Dhuxul oo isagoo Jooga Magaalada Hargeysa umaramayay Wariyaha.com ayaa sheegay in Maalinta Salaasada ah ee Berri Maxkaada lahorkeenidoono Afarta fanaan lana arkidoona dacwada lagusoooogo.

Xidigaha Geeska1
Xadhiga Fanaaniintaan ayaa sidoo kale waxaa canbaareeyay Fanaaniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxaayna maamulka Somaliland ugubaaqeen in si degdeg ah loosiidaayo fanaaniinta.

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>