Facebook oo qeeyb live ah una gaar ah Dadka Caanka ah Sameeyay. Meeye Soomaalidii Caanka ahayd?

Filed under: AQOONTA,BULSHADA,TUSMO |
Number of View: 5897

facebook-liveShabakadda xiriirka Bulshada ee Facebook ayaa dhawaan soobandhigtay adeeg gaar u ah shaqsiyaadka caanka ah ee adduunka sida Fanaaniinta, Jilaayaasha, Maalqabeenada,Siyaasiyiinta IWM adeegaasi oo dadkaasi u suuragalindoona in ay sameeyaan muuqaalo LIVE ah oo ay si toos ah udaawandoonaan taageerayaashooda.

Qeeybtaan oo ah qeeyb ay dadka caanka ah si toos ah ula hadlikaraan taageerayaashooda ayaa waxaa islamarkiiba isticmaalay sideed boqol oo milyan oo ruux oo aduunka caan ka ah waxaana ay si toos ah ula hadlayeen taageerayaashaado oo si toos ah comment uga bixinayay.

Dhag sii Halkaan si aad u aragto qeeybta facebook ee barnaamijkaan oo suura galinaya in shaqsiyaadka caanka ahi ay toos ugu xirmaan taageerayaashooda.

Ilaa iyo hadda majiro shaqsi soomaali ah oo qeeybtaani isticmaalay walool ay aad nooga buuxaan shaqsiyaad caan ah oo taageerayaal badan ku leh facebook waxaana rajeeyneynaa in dhawaan aan arkidoono shaqsiyaad Soomaali ah sida Fanaaniinta, Suxufiyiinta, Madaxda IWM oo qeeybtaan isticmaalaya.

Fadlan hadaad u baahantahay inaad ogaato sida aad ku helikarto ama u istcimaalikarto qeybtaan email u soodir wariyaha.com@gmail.com

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>