DILAAGA WERIYAHA….Barnaamij Laga diyaariyay Dilaa Xasan Xaaji Xanafi oo Shabaab u Qaabilsanaa Dilalka Suxufiyiyiinta..DAAWO

Filed under: AQOONTA,SAXAAFADA,TUSMO |
Number of View: 7169

Weriye Cabdicasiiz Afrika oo katirsan Suxufiyiinta TV-ga Qaranka ayaa Barnaamij xog badan xanbaarsanaa ka diyaariyay Xasan Xanafi oo Ururka Alshabaab u qaabilsanaa Dilalka Suxufiyiinta ka howlgalijiray Soomaaliya.

Dilaa Xanafi ayaa Afkiisa ka qiranaya in uu wax ka maleegay inta badan Dilalkii loogeystay Suxufiyiinta Soomaaliyeed muddadii uu ururkaasi katirsanaa waxaana Barnaamijka kujira Macluumaadkale oo ay muhiim tahay in Suxufiyiintu ku baraarugaan.
dilaaagaweriyaha

Thekillerof

 

Haddaba Halkaan Hoose Ka daawo Barnaamijkaasi oo dhameystiran….

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>