Barnaamijka NOLOSHA SUXUFIGA: Wariye Xaawo-Luul Cabdulle Cubayd oo Nolosheeda uga warantay Wariyaha.com dhageyso

Filed under: BULSHADA,NOLOSHA SAXAFIGA,SAXAAFADA |
Number of View: 9361

IMG_8943

Barnaamijka nolasha saxafiga waxaa marti ku ah Wariye Xaawo-Luul Cabdulle Cabayd oo mida  gabdhaha saxafiyiinta ee ka howlgala gudaha dalka gaar ahaan magaalada caasimada ee Muqdisho,waxayna ka shaqaysaa Idaacada Maxaliga ee Kulmiye Muqdisho.

Wariye Xaawo-Luul Cabdulle Cabayd waxay Wariyaha.com uga warbixinaysaa Nolosheeda saxafaadeed iyo marxaladaha ay ka soo martay warbaahinta inta ay ku gudaha jirnay waxaana waraysan soo qaaday  Xuseen Baari  wakiilka Wariyaha.com Soomaaliya .

Hadaba qof kasta oo jecel inuu barnaamijka ka qayb qaato hala wareysi ama isaguba qof kale haku soo wareyso ee barnaamijkan waa mid u wada furan dhamaan saxafiyiinta soomaaliyeed meel kasta oo ay aduunka ka joogaan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wixii  warbixn intaas ka baxsan ku soo dira Emailadan hoos ku qoran si lagaaga caawiyo wax aad fahmi waydo

 

E-mail: Gadii99@gmail.com  Wariyaha.com@gmail.com

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>