Barnaamijka NOLOSHA SUXUFIGA: Wariye Burhaan Diini Faarax oo Noloshiisa uga waramay Wariyaha.com dhageyso

Filed under: BULSHADA,NOLOSHA SAXAFIGA,SAXAAFADA |
Number of View: 12001

 

Burhaan Diini Faarax

Dhageyso Barnaamijka NOLOSHA SUXUFIGA: oo uu marti ku yahay Wariye Burhaan Diini Faarax oo kamida  wariyaasha Soomaaliyeed kana kana howlgala Magaalada Caasimada ee Muqdisho gaar ahaan idaacada maxaliga ee Kulmiye.

Waraysigan waxaa qaaday Xuseen Baari  Tafaftiraha Wariyaha.com wuxuuna idiinka imanayaa Magaalada Muqdisho

Qofkasta oo wariyaha ah oo jecel inuu ka qayb qaato barmaamijkaan wuxuu ku soo diri karaa fariintisa E-mailada kala ah

Wariyaha.com@gmail.com iyo Gadiid99@gmail.com wixii macluumaad ah ee aad fahmi waysana halkaas ku

HALKAAN KADHAGEYSO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Barnaamijka NOLOSHA SUXUFIGA waa barnaamij Wariyaha.com uu ugu tala galay in lagu soobandhigo xaaladda ay kusuganyihiin Wariyayaasha Soomaaliyeed kadib dhibaataddii dalka kadhacday ee sababtay in suxufiyiintu dalka isaga cararaan, hadba Wareyso Wariyaha kuudhaw kadibna Noosoodir barnaamijka oo ku duuban Maqal wanaagsan noona sooraaci Masawirka Wariyaha aad kuwareysatay Barnaamijka.. Kusoodir Emailkaan ….wariyaha.com@gmail.com 

 

 

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>