Barnaamijka IFIYE ee Todobaadkaan…SOOMAALIDA IYO FILIM SAMEYNTA…

Filed under: BULSHADA,FANAKA,SAXAAFADA |
Number of View: 3797

Maalinta Sabtida ah ee Soo socota Barnaamijkii IFIYE ee Google + Waxaad ku daawandoontaan Mowduuc ka hadlaya Filim Sameynta iyo Soomaalida waxaana haddii alle ogolaado Barnaamijka Marti noogu ah Laba dhalinyaro oo in mudo ah Sameeynayay Aflaamta waxayna kala yihiin.

1-  Maxamed Wiil Waal oo ah Soosaarihii Filimkii Gaabnaa ee CUSBO iyo Aflaamkale

2- C/xakiin BR oo ah Jilaa, Filimsameeye, iyo Comedian ahaana Jilaagii Filimkii CUSBO

 

Barnaamijka Waxaan si gaar ah uga hadlidoonaa Habka filimsameynta iyo Soomaalida sida ay u xiiseeyaan ama u jecelyihiin Filimka…

Su’aalihiina Waxaad kusoowaydiindoontaan halka aad barnaamijka kadaawandoontaan haddii ay jiraan su’aalo hadda madaxiina ka guuxayana waxaad noogu soodirikartaan emailkaan wariyaha.com@gmail.com …

Barnaamijku wuxuu soogalidoonaa marka ay 10:00PM u tahay Soomaaliya haddii alle ogolaado….

Waxaad si LIVE ah uga daawandoontaa Website-ka Wariyaha.com ama Googlepluska ….

…Halkaan Hoose kadaawo Filimkii gaabnaa ee CUSBO..

google+

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>