B.NOLOSHA SAXAFIGA: Weriye C/salaan Axmed Salas..Dhageyso

Filed under: BULSHADA,NOLOSHA SAXAFIGA,SAXAAFADA |
Number of View: 7477

salasBarnaamijka Nolosha Saxafiga waxaa marti noogu ah Weriye C/salaan Axmed oo looyaqaano C/salaan Salas kana mid ah Suxufiyiinta ka howlgala gudaha Dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi.

Weriye Salas ayaa ka warbixina xaaladiisa guud gaar ahaan midda laxiriirta Shaqada War-faafinta . Wareysiga waxaa qaaday Weriye Bashiir Cumar Ismaaciil oo Nairobi Jooga.

 

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

One Response to B.NOLOSHA SAXAFIGA: Weriye C/salaan Axmed Salas..Dhageyso

  1. saxufiyiinta waa halbowlaha umada . waana in la xaqdhowra meelkasta ay joogaan .

    sharmarke sharmaa
    April 10, 2015 at 7:53 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>