Alla ha u naxriistee Qoraa C/qaadir Oromo oo London ku geeriyooday.

Filed under: BULSHADA,TUSMO |
Number of View: 9921

Alla ha u naxariistee waxaa habeenimadii xalay Magalada London ee Dalka Ingiriiska Ku geeriyooday Qoraagii caanka ahaa ee C/qaadir Macalin Cusmaan oo looyaqaanay C/qaadir Oromo qorayna Buugaan aad u badan oo dhamaantoodba ku qoran Luuqada Soomaaliga .

Buuggaagtii aadka loo aqristay ee uu Marxuumku Qoray waxaa kamid ahaa TIIRKA COLAADA, SABABIHII BURBURKA SOOMAALIYA, SOOYAALKA SOOMAALIYA,HADDIMADA GUMEYSIGA, iyo KUWO KALE OO BADAN.

Buugaagtii ugudanbeysay ee uu qoro waxaa kamid ahaa ALAMRU BILMACRUUFI WANAHYU CANILMUNKAR iyo sheekooyinkale …

Dabadan ayaa ka sii faa’iideysandoona buugaagtii uu katagay Marxuumku waxaana isna ilaahey uga baryeeynaa in jannadiisii fardowso kawaraabiyo.

 

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

One Response to Alla ha u naxriistee Qoraa C/qaadir Oromo oo London ku geeriyooday.

  1. asbey wariyaash isboortiska halasoo qaato tarukhdoda maxamad xaaji leee ma ahan aawey wariyaash idacada goolfm.net eee mgalada muqdisho sida wariyaha tabinta mcn e claahi cismaan faarax , maxamad cabdi muudey iyo zacimka

    claahi maxamad
    July 17, 2014 at 7:41 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>