Alla ha u naxariistee Waxaa Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Weriye Cabdi Xaaji Goobdoon…

Filed under: BULSHADA,SAXAAFADA |
Number of View: 4153

Cabdi-Xaaji-Goobdoon

Weriyayaal Kusugan Magaalada Muqdisho ayaa Website-ka Wariyaha.com u sheegay in Xalay uu Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Rug Caddagii Saxaafadeed Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa Masuul dhinaca War-baahinta Dalka Xilal kala duwan ka sooqabtay.

Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa Muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa Magaalada Muqdisho wuxuuna xalay xilli danbe ku geeriyooday Isbitaalka Daarul Shifa ee Magaalada Muqdisho.

Dhawaan ayaan idin soogudbindoonaa Taariiqdii Alla ha u naxariistee Weriye Cabdi Xaaji Goobdoon…..

INAA LILAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN…

DHAG SII SI AAD WAXBADAN U BARATO

yoyube1
codee20

Magaca Wariyaha aad taqaano Halkaan Ka baaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>